Waraysiga uu ABtalks la yeeshay The Wizard Liz, waraysi lama dhihi karo, waa pure therapy. Saddex saacadood, saddexdaas saacadoodna si ay u dhamatay ma garanayo. Waxaana waraysi lagaa dhahaa, Anas baa qash, waraysiyadiisa aniga aad iyo aad ayaan uga dambeeya. Deganaanta uu waraysiyada iyo su'aalaha uu u soo jeediyo, qofka si uu isugu dayayo inuu u fahmo, waxaan waraysi lama dhihi karo, therapy ayaa ugu wacan. Inta uu waraysiga socday, erayada ay taabtay inta ayaan ku qortay, laakiin intaan erayadaas gaarin, haddii hal wax interview-gan aan kala soo baxay, waxay noqonaysaa, waligaa ha ku degdegin qof inaad judge garaysid ama qof inaad xukuntid. Adigoo aan ka warhaynin, qofkan wuxuu soo maray, marxaladda uu ku sugan yahay. Just because qofkan internet-ka ayaad ku aragtay, waxa rabtid ha iska dhihin. Wizard Liz, marxaladdii ay gashay, inuu geedaha aabbahaa dartiis ay u gashay dadka waxa ay na eeb u soo qorayeen. Is la dadkii ayaa hadda markay waraysigaan fiirsadaan wada dhihi doonaan, waa ka xunahay. Sorry markay ogaadeen, qoftaan macnaha waxa ay soo martay iyo wax walba. Okay, markaa hadda waxaan rabaa inaan idinla wadaago, su'aashii dadka dhan wada taabatay, including me. Qof aan la ogeyn su'aashan inuu jiro, uma malaynayo. Anas wuxuu waydiiyay, haddii Janice lagu siiyo, all uu daho, ma iska bedeli lahayd familka aad ka dhalatay, oo familka lama dooran lahayd, maxay noqon lahayd jawaabtaada? Markaasay ugu jawaabtay, maya. Hooyaday yaa difaacaya waye, ama hooyaday yaa garabkeeda noqonayo. Sababtan waxay ku timid, maadaama sagaal iyo toban sano oo nolosheeda ka mid ah, yaranteeda ilaa sagaal iyo toban jir ay ka gaadhaysay, aabbeheed uu ahaa, aabbe aad iyo aad u abusive u ah. Hooyadeed abusive garayn jirtay, ayada iyo walaalaheedba abusive garayn jirtay. Nolosha aad iyo aad u adag adag ayay ahayd. Marka waxay leedahay, haddii aniga familka aan ka dhalan lahaa, hooyaday garabkeeda yaa ahaan lahaa? Anigu u ahaa qofka hooyaday garabkeeda ah. Midda kale oo aan rabo inaan idinla wadaago waxa waaye, waxa dadka la wadaagtay, waxa caawiyay inay marxaladdan adag ay soo martay, intay ka gudubto nolosheeda, iyo go'aankii ay rabto inay ka gaarto. Macnaha sidaas waxaas oo dhan ugu gudbi lahayd, noloshaadana adiga control-keeda aad lahaan lahayd. Waxay dhihi jirtay sagaal iyo toban sano ka dib, waxaan galay xaalad aad iyo aad u adag. Wax walba igu soo dhacay, aan bilaa macno inaan ka fikiray sidaas u dhacay, waxaas oo dhan. Waxay dhihi jirtay waxa iga caawiyay, waxaan joojiyay inaan isku arko inaan victim ahay, iyo inaan rabin qof walba inuu sorry ii dareemo. Macnaha ma rabin aniga inaan noqdo, Allah waxaana la igu sameeyay, anigana la igu sameeyay. Noloshaayda dhanba ee noqoto, waxaan aniga macnaha horay markaan ma samayn karo because waxaas ayay igu soo dhacay. Waxay dhihi jirtay qofkii waxa iskuugu sameeyay ayaa wali control-ka siinaysa. Adiga control-ka maadaa soo ceshanin wali, inta adiga victim isku aragtay. Okay, waxaas way dhaceen, now maxaan ka qaban karaa? Taas oo ku keenaysa step-ka xiga, oo ah bilaaw inaad noloshaada responsibility-geeda qaadid. Okay, wax walba way dhaceen, now maxaa aniga karankayga oo qaban karaa? Maxaa aniga rabaa, wax walba oo jeceshahay, samee. Marka bilaawid wax walba oo jeceshahay inaad samaysid, ayaad ku gudbi kartaa. Box-gii uu kugu xiray, qofkii waxaas oo dhan kugu sameeyay. This was such a good episode. Hadday waqti haysatid, go to ABtalks YouTube and watch the episode.