Hook
More breakout videos from this creator.
Assalamu alaikum warahmatullah wabarakatuh. Waxaan idin sheegayaa hadii aad lacag la'aan igu arkeysaan waaye, hada anigoo live ku jira oo taleefanka qabashadiisa aan ugu adkaatay, oo xalku uu yahay iska leh ninkii Maxamuud oo live ku jiro. Because of waxaan rabnaa inaan dadka barno dhaqanka live shopping-ka. Ma garatay? Annagana easy bay nooga dhigaysaa shaqadeenii, adduunkana waa la soconaynaa. Oo maadaama hadda aad aragtaan TikTok uu reward badan siinayo oo aad u uu for you page-ka uu soo dhigayo dadka dadka sameeya live streaming-ka. That's why hadaad aragtaan dhinaca guduudan, profile-kayga guduudan hadaad aragtaan maxaad samaynaysaa? Waa ku dhufanaysaa, then meesha comment-ka dhinaceeda calaamada oranji-ga ah ee saas ulaabanaysaa, aad ku sii dufanaysaa. Halkaas baa ka gadanaysaa. Car wash, carpet cleaning, anything meeshaas iska diiwaan galinaysaa. And you will save so much money. Lacag badana aan ku save garaynaynaa. Easy bay noo tahay annaga inaan ku raad raadino, isku raad raadinta waa waacna maahan. Shaqadeena waadana, waan register garaysay, waan u imaanaynaa, address-kaaga wax walba, dhac waan ku soo joognaa, intaan ku imaan waan ku soo wacnay. Wax walba easy baa laga dhigay. You know, we don't have money to pay the cashier, iyo qof taleefanka qabta, iyo waxaas ma geli karno ma garatay? Goor walba live, gado right now.